Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jira in Jaaliyada Somalida Ee Zambia ay qayb ka ahayd masaafurinta…?
    Somalia

    Maxaa ka jira in Jaaliyada Somalida Ee Zambia ay qayb ka ahayd masaafurinta…?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaarada iyo Jaaliyada Somalida ee Zambia waxay xaqiijiyeen in aysan waxba ka jirin Eedaha la sheegayo.

    Labadan Nin waxay ka mid ahaayeen Dadka Somalida ah ee ka xoogsada Wadankaas.

    Mid waxuu ku lahaa meel yar oo Cuntada laga cuno kuna qiimaysnayd 400 oo dolar Tuulo ka fog caasimada Dalkaas.

    Halka kan kale uu ahaa Nin iska joog-jooga Masaajidada oo mar mar ku shaqaysta xirfada Darawalnimada.

    Laamaha amaanka ee Dowlada Zambia,ayaa qabtay oo markii danbe masaafuriyay.

    Mid,waxay ku eedeeyeen Tahriibin,halka midka kalana lagu eedeeyay falal argagixisanimo.

    Magacyada Labada Nin,ayaa kala ah….

    1.Xasan Sangaab Xaayoow
    2.Daadir Dhuxul Maxamed.

    Labada Nin ma’ahayn Ganacsato haysatay dhaqaale mana jirin wax laga dhacay oo hanti ah sida Safaarada Somalida,Jaaliyada iyo Waaxda socdaalka Zambia ay wada xaqiijiyeen.

    Waxaa la yaab leh in Agaasimaha Nisa Mahad Salaad oo hab Qabiil ka duulaya uu arinka Ragan oo si khaldan loo turjumay u imaanayo Zambia.

    Waxa dayac iyo baahi amni Dalka gudihiisa ka taagan in uu Zambia usoo aado ficil Qabiil oo aanba waxba ka jirin waa yaab..!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.