Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jira warka sheegaya in Hobyo Itoobiya laga siinayo Deked?
    Somalia

    Maxaa ka jira warka sheegaya in Hobyo Itoobiya laga siinayo Deked?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2024Updated:June 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warka sheegaya in Itoobiya laga siinayo Dekeda Deegaan Xeebeedka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug,waa Been abuur loogu talaagalay in tushuush loogu furo Shirka Ankara ee Itoobiya iyo
    Somaliya.

    Jiho Siyaasadeed,ayaa maalgelisay Warkan oo Saxaafada isticmaashay.

    Warbaahinta IDILNEWS oo dabagal ku samaysay warkan,ayaa xaqiijisay in uusan Sal lahayn.

    Itoobiya ma danaynayso Dekeda Hobyo iyo kuwa kale ee Koonfurta,sababtoo ah …

    1.Juquraafiga.

    2.Dekedaha Koonfurta oo aan diyaarsanayn.

    Itoobiya,badalka Dekedaha Koonfurta,waxay aad udanaynaysaa in ay Saxiix waafaqsan xeerarka caalamiga ah uga hesho DFS Dekeda Berbera iyo Deegaamada kale ee SL oo Juquraafi ahaan iyo Diyaarsanaan Dekadeed awgood uga wanaagsan Koonfurta.

    Sida muuqata DFS ma diidi doonto heshiiskii SL iyo Itoobiya ay isla fahmeen oo dib uhabayn lagu sameeyay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.