Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka socda Magaalada Laascaanood?
    Somalia

    Maxaa ka socda Magaalada Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si guud Sadex qaybood,ayaa loo kala fariistay….

    1.Qayb,waa Beesha Fiqishinni oo taagan wax noogu qaybiya Sadex Beelood oo kala ah…

    B.HG.
    T.Warsangeli.
    J.Dhulbahante.

    Warsangeliga tagay LC?

    Wuxuu ukala jabay Labo kala ah…

    B.Qolo sheeganaysa Dowlad Maakhir.
    T.Qolo Abwaan wato.

    Dhulbahante?

    Sadex Garab,ayuu ukala jabay….

    B.Maxamuud Garaad oo Firdhiye wata.

    T.Faarax Garaad oo taagan waa markayagii ee halkaa noo dhiga.

    J.Baha Nugaaleed oo taagan ku xigeenka anagaa leh mana ka galayno gorgortan.

    Xasan oo qorshihiisu ahaa in uu Ninkaa Firdhiye ah wax usamaysto oo Abwaana ku kabo markuu arkay halka wax marayaan,wuxuu Warqad usoo dhiibay Bidhaan uu ku leeyahay…..

    ( Warsangeli 30 siiya oo Dhulbahante 39- kiisa udaaya igana soo xira Shirka Berri).

    Xasan,waa og yahay LC Maamul kama soo baxayo mana ahaynba hadafkiisa ee wuxuu ka rabay carqaladayn wuxuu u isticmaali karo in loo sameeyo,waxaase kasoo dhexgalay oo kula dhex ciyaaray PL,SL iyo Nabad iyo Nolol.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.