Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala haysta Safarada MW Xasan iyo Shacabka Fatahaadu la tageen?
    Somalia

    Maxaa kala haysta Safarada MW Xasan iyo Shacabka Fatahaadu la tageen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuqaalada hoos ka muuqda,waa Somaliyada uu matalo MW Xasan Shiikha ay Todobàadkii ku baxdo Safarada uu galo ku dhawaad $300-kun.

    Todobaadkan oo kaliya,iyadoo ay Somaliya fatahaadaha Roobabku barakiciyeen Nus Milyan Qof,ayuu MW Xasan Aadayaa Sadex Safar….

    1.London
    2.Tansaaniya
    3.Imaaraadka.

    Safaradaas,hal mid oo ka mid ah Qaranka ugama soo xaroonayso $100-kun ama wax udhogma oo maqaam ah Todobaadkii.

    Baardheere Dadku Geedo ayay saaran yihiin,waxaana loo isticmaalayaa gudaha Xaafadaha Doomo yar-yar.

    Haba yaraatee qorshaha uguma jirto gurmad iyo booqasho Dadkaas Daadadku la tageenMadaxweynaha Xasan iyo Dowladiisa.

     

    Jibril Qoobey.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.