Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa khasaaraha Mareykanka kasoo gaaray weerarka Lamu ?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa khasaaraha Mareykanka kasoo gaaray weerarka Lamu ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixino ay daabaceen wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya ayaa saaka waxaa ciwaan looga dhigay in weerarka Al-shabaab ay ka fuliyeen lamu uu xiriir la leeyahay khilaafka u dhaxeeya iiraan iyo Maraykanka, islamarkaana aargudashadii iiraan ay ku hanjabtay ay tani qayb ka tahay.

    Balse afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa beeniyay in xasarada siyaasadeed ee ka dhex taagan mareykanka iyo iiraan uusan sal isku laheyn, islamarkaana iyagu ay weerarkaasi qaadeen.

    Khasaaraha kasoo gaaray Mareykanka weerarkaas ayaa lagu sheegay mid balaaran, waxaana wararku sheegay in lagu burburiyay weerarkaas diyaarado dagaal oo nooca qumaatiga u kaca ah, Baabuur dagaal iyo Hub, kuwaas oo yeelay saldhiga la weeraray ee Lamu.

    War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in hal askari uu ku dhintay, halka labo lalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii weerar lala beegsaday xarunta milatari oo ku yaalla deegaanka Lamu ee Dalka Kenya

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.