Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa sida Shabaab iskaga hor keenaan Qabaa’illada?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa sida Shabaab iskaga hor keenaan Qabaa’illada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2023Updated:September 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninkan,waa Xubin muhiim ah oo argagixisada ah,sida uu Afkiisaba ka qirtay,wuxuuna isku qarin jiray in uu yahay Oday Nabadoon ah oo Beesha Leelkase danaheeda utaagan.

    Inta badan,waxuu abaabuli jiray kacdoon ka dhan ah Dowlada Puntland oo uu ku kicinayo Bulshada Beesha,isagoo hal hays ka dhiganaya (Majeerteen,ayaa idin haysta).

    Xerada haatan Beesha Leelkase ku leedahay Gaalkacyo,isagaa abaabulay oo Qaaraankii lagu dhisayay ka ururshay Dadka,waxuuna uga dan lahaa in uu ku ururiyo Maleeshiyo kasoo horjeeda nidaamka.

    Sidoo kale dhacdo Beesha iyo Beel kale ay isku dhaceen oo Dad ku dhintay,waa Ninka hor istaagay in Booliska PL Maydadkii qaadaan,isagoo ku qaylinayay (Ma Majeerteen,ayaa marna Beelo iskaga kiin dhigaya marna Dowlad).

    Shaqadiisu waxay ahayd isku dirida Beelaha Gobolka,gaar ahaan ka fogaynta Beesha Leelkase Maamulka Puntland,waxuuna Xubin sare ka ahaa argagixisada.

    Barnaamijyo wajiyo kala duwan leh ayay argagixisadu ka fulisaa Mudug.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ninkan,waa Xubin muhiim ah oo argagixisada ah,sida uu Afkiisaba ka qirtay,wuxuuna isku qarin jiray in uu yahay Oday Nabadoon ah oo Beesha Leelkase danaheeda utaagan.

    Inta badan,waxuu abaabuli jiray kacdoon ka dhan ah Dowlada Puntland oo uu ku kicinayo Bulshada Beesha,isagoo hal… pic.twitter.com/qfLFnW5njz

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 14, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.