Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa xogta Markabka Dekada Muqdisho ku xiran?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa xogta Markabka Dekada Muqdisho ku xiran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 23, 2024Updated:April 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalal badan oo Somaliya ay ka mid tahay,ayuu isku mari doonaa siday Dowlada Turkigu saxaafada la wadaagtay.

    Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexeeya Turkey iyo Japan.

    Safarkiisa,wuxuu kasoo bilaabay Jeddah Sa’udi Arabiya,wuxuu soo maray Jabuti oo ku xijiyay Muqdisho,waxaa kusii xigi doonta Maldives.

    Xogta Markabka Dowlada Turkigu,waxay ku cadaysay Warbixinta ay soo saartay.

    Majiro qorshe gaar ah oo Somaliya loogu soo diray,isla markaana Biyaha Somaliya kama hawlgalayo.

    Waa iska xayaysiin sheegashada ah in la fulinayo heshiiskii ay Turkiga la gashay kal hore Dowlada Sharciyada lumisay ee ku kooban Villa Somaliya.

    Xasan iyo kooxdiisu igu sawir ayay rabaan in ay uga dhigaan waxqabad Shacabka Xamar.

    Turkigu gadaal,ayuu uga gurtay fulinta heshiiskaas ka gadaal mowqifyada PL iyo SL awgood.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.