Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulamadii Garaadada ay la yeesheen Maraykanka iyo Itoobiya?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulamadii Garaadada ay la yeesheen Maraykanka iyo Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2023Updated:March 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaadadu waxay kula kulmeen Garowe weftigii ka socday Dowlada Itoobiya.

    Kulankaas,waxaa Garaadada loogu xaqiijiyay in Muuse Biixi la baxayo Ciidamadiisa mudo Todobaad ah.

    Dhankooda Garaadada,waxaa laga dalbaday in ay fursad usiiyaan la bixida Ciidankiisa,wayna aqbaleen.

    Sidoo kale Garaadadu waxay Aalada Zoom-ka kulan kula qaateen Safaarada Maraykanka,waxayna uga xog warameen xaalada Laascaanood ee xiligan.

    Safaaradu waxay usheegtay Garaadada Laba arimood oo kala ah…

    1.In gar-gaar deg-deg ah ay soo gaarsiinayso Shacabka.

    2.In Ciidamada SL ka baxayaan Deegaamadooda kadibna loo baahan yahay in la abuuro jawi wada xaajood.

    Garaadadu waa soo dhaweeyeen Labadaas Qodob,waxayna dhankooda sameeyeen ballanqaad.

    Kulamada,ayaa ugu soo idlaaday Garaadada si guul ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.