Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii deg-dega ahaa Ee G.Wasiirada Fadaraalka?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii deg-dega ahaa Ee G.Wasiirada Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wasiirada,waxaa laga ansaxsaday oo Xeer loo badalay go’aamadii Shalay kasoo baxay Kulankii Gudiga Amniga Qaranka.

    Waxaa dhamaan soo iibinta Hubka loo xiray Wasaarada Gaashaandhiga.

    Waxaa la ansixiyay Sharci ay soo gudbisay Wasaarada Amniga.

    Ujeedka Xasan kulankan uqabtay Caawa,waa in BC la dajiyo dareenkeeda ka kacay Hubkii CW.

    Waxaa Nayrobi ka yimid Gudi ka socda dabagalka Cunaqabataynta Hubka oo baaris samaynaya.

    Dhanka kale,waxay warar sheegayaan Maagacaabista RW xigeenka 2-Aad in aysan Ajandaha ku jirin Caawa oo Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Beesha Direed xog khaldan la siiyay,halka warar kalana sheegayaan in Ajandaha laga saaray,balse ay dhici karto in Warqad caadiya ay kusoo baxayso Magacaabista Saalim.

    Xasan halka uu aadaba,waa la go’aysaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.