Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Wasiirada Fadaraalka?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Wasiirada Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida xoguhu sheegayaan kulankii Caawa ee Golaha Wasiirada Fadaraalka,waxuu ka macquulsanaa kii uu kasoo qaybgalay MW Xasan ee hanjabaada iyo eedaynta ahaa.

    RW,waa dajiyay Wasiirada,waxuuna usheegay marka hore in ay iyagu fahmaan,waxa ay gadayaan oo ay kuwada qancaan markaas kadib ay ula tagaan matalaadooda iyo Xildhibaanadooda.

    RW,waxuu sheegay in Sharciyadan la meel marinayo aysan kaligood fulin karin oo loo baahan yahay in Ummada laga gado,iskabadaa in ay hada la aadaan Baarlamaanka.

    Majirin amar ah Wasiir dhoofi karaa majiro iyo keena Xildhibaanadiina si loo ansixiyo Xeerarkan.

    Waxaa muuqatay in RW dajiyay xaaladii uu abuuray MW.

    Sidoo kale majiraan Madaxweynayaasha DG in lagala hadlay ansixinta Xeerarkan oo RW JL u aadayo arinkaas.

    Hal arin oo laysku raacsan yahay,ayaa ah in RW Xamse uga sareeyo Ra’isalwasaarayaashii Wadanka soo maray Gudoominta Shirka Golaha iyo maarayntiisa inta uu socdo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.