Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii Isimada iyo Madaxweyne Deni Ee Xalay?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii Isimada iyo Madaxweyne Deni Ee Xalay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xalay,waxaa la kulmay MW Deni Isimada Garowe ku Shirsan,waxayna kala hadleen in uu joojiyo Doorashada,waase ku Gacansayray oo waxuu ugu jawaabay (Dalku Dowlad buu leeyahay ee ku ekaada Dhaqankiina).

    Sidoo kale Labada Beeldaaje ee Beelaha CS iyo Siwaakhroon,waxay Xalay yimid Garowe,ayaa lagu sheegay in ay uyimaadeen ka qaybgalka Caleema saarka Isin Degmada Burtinle lagu Caano shubayo Maanta,sida ay xaqiijiyeen Ilo ku dhow dhow.

    Waxaa Beenowday warar sheegayay in ay uyimaadeen ka qaybgalka Shirka Isimada ee Garowe.

    Dhanka kale Caawa Bosaso Ciidamo isku dhaf ah,ayaa lagu daadiyay Wadooyinkeeda muhiimka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.