Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay Isimadu,waxay isku gareen ilaa 01:00 iyaga oo kali ah mana is fahmin.

    Islaan Ciise,wuxuu soo jeediyay in Shirka uu dib udhigo Suldaanku si khilaafka Beesha Ciise Maxaamud marka -aad loo xaliyo.

    Suldaan Garaase,wuxuu ku adkaystay in Shirku Sabtida Garowe ka furmayo oo uusan baajin karin.

    “Waxa kaliya ee ku fuuran in aad Shirka kaso qaybgasho iyo in Adigo Garowe jooga Shirku furmo”Ayuu ku yiri Islaanka.

    Sida xogo hoose sheegayaan Islaan Ciise,wuxu aqbalay in uu Shirka imaan doono,isagoo Isimada kale lamid ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.