Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ?+VIDEO
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ?+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019Updated:October 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Golaha Xukuumadda dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay kamid ahaayeen Safarka Madaxweynaha ee gobolka Bari, Amniga, Waxbrashada: mashruuca Waxbarashadu waa iFtiin, Deeqo Waxbarasho iyo Fursado kale, Mabnuucidda caagagga foostooyinka, Dhismaha Goleyaasha Degaanka, Duulimaadyada Shirkadda Ethiopian Airline oo wiigii maalin kasta Puntland ka shaqaynaysa iyo Warbixino kale.

    Kulanka ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay Af-hayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Jama Deperani.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/976584392684908/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.