Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ku khasbay Xasan Shiikh dabaca uu muujiyay?
    Somalia

    Maxaa ku khasbay Xasan Shiikh dabaca uu muujiyay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Cadaadiskii,waa taabtay Xasan Shiikh oo loo joojin mahayo,waa socon wayday.

    Safaaradaha reer Galbeedku taladii ugu danbaysay ayay siiyeen oo ah in Siyaasada Dhulka dhigo.

    Wasiirru Dowlihii Imaaraadka ee dhawaan yimid,waxaa ilo xog ogaal ah xaqijiyeen in uu ukeenay digniin uu ka waday Maraykanka oo ahayd…..

    ” Sida aad wax kuwado raali kama nihin ee wax ka badal”.

    Talooyinka la siiyay Xasan,waxaa ugu horeeya in uu Xukuumada badalo,waxaana jira Shaqsiyaad loo tilmaamay.

    JL,ayuu hor fariisan doonaa oo la heshiin doona,kadibna DG K&B iyo DFS,ayaa Wadajir ukulmi doona,waxaana jira qorshe dagaal oo Wadajir loo diyaarin doono..

    Kabacdi,waxaa la abaabuli doona kulan weynaha PL iyo DFS oo Beesha Caalamku dhexdhexaadin doonto ayna ubadan tahay in uu ka dhaco Imaaraadka.

    Ugu danbayn,waxaa laysla qaadan doonaa Xukuumad cusub,Road Map iyo Sanad mudo kordhin ah.

    Qorshahan,waa kan ay wado BC hadaysan wax ka khaldamin.

    Magacaabista Swan ee uu aqbalay,cadaadiska Xalane,digniinta Imaaraadku keenay,fashilka dagaalka AS iyo niyad jabka kasoo raacay Siyaasada Dibada Xasan,waxay ku khasabtay in uu Waaqiciga aqbalo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.