Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa la yaab lahaa oo Xasan laga maqlay kulankii Maanta?
    Somalia

    Maxaa la yaab lahaa oo Xasan laga maqlay kulankii Maanta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxaa la yaab lahaa oo Xasan laga maqlay kulankii Maanta,sida aan xogaha ku helnay??

    1.In uusan isagu rabin mudo kororsi oo uu awalba horay udiiday ee uu kaliya doonayo in Dalka nidaamkiisa laga dhigo 5-sano oo Dowlada danbe ku shaqayso,balse Dowladan ku taagnaanayso mudo xileedkeedii 4-ta Sano ahaa.

    2.In uusan hirgelin karin Maamul la yiraahdo SSC tixgelin uu siinayo Somaliland darteed,waxuuna sheegay in uu ballanqaad ka hayo Madaxda Hargaysa,kasoo ah in ay wax la qaybsanayaan Dowlada Fadaraalka hadaan lakala qaybin oo iyagoo isku ah hal waax lala galayo heshiis.

    Waa la yaab Xasan oo saxiixay mudo kororsi in uu yiraahdo marabo Anigu??

    SSC ma rabo,waxaase dhisayaa SNM oo wax ugoynayaa,iyadu mahan wax fajaciso ah in Xasan laga maqlo oo waa hadafkiisa rasmiga ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.