Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa laga baran karaa hogaamiyaha Jabhadda Xireynta Shaam; Abu Mohammed Al-Julani?
    Somalia

    Maxaa laga baran karaa hogaamiyaha Jabhadda Xireynta Shaam; Abu Mohammed Al-Julani?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Julani oo ah hogaamiyaha Jabhadda maanta daafta ka gashay Caasimadda Syria ee Dimishiq, wuxuu muddo koobaan ka diga rogtay, Al-qaacida, Islamic State ama ( Daacish).

    Al-Julani 2017 ayaa Mareykanku lacag dhan $10M dulsaareen xogtiisa.

    Al-Julani, ayaa hadda isku duba riday Jabhadda Xoreynta Shaam, mowaaqiftiisii horana dabciyey, halgankiisana ku ekeeyay Syria.

    Wuxuu soo saarayaa warsaxaadeedyo uu ku sheegayo in loo turo dadka laga tirada badanyahay, lana amaan geliyo shisheeyaha, ciidanka isdhiibayana dhib aan loo geysan.

    Al-Julani, wuxuu dhashay sanadkii 1982, magaciisa rasmiga ahna waa Ahmed Hussien Al-sharia.

    Maanta Al-Julani, waxaa taageera dowlado reer galbeed ah, kuwa carab ah, ayadoo lagu kufinayo, reer Bariga iyo Jabhada ay taageerto Iran.

    Hadaba, yaa barbaariyey Al-Julani? Yaa sameeyay Jabhadahaas uu ka tirsanaa? Yaa muwaaqiftiisa rogrogayay? Yaa maanta inuu mowqifkaan dabacsan (liberal) ka inuu qaato kashaqeeyay si caadi looga dhigo?

    Maxaan ka baran karnaa?

    Labadaan sawir, waa midka maanta iyo ku sii horeeyay.

     

    WQ/.Cabdullaahi Aadan Kulane

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.