Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa laga fili karaa fadhiga Afraad Ee Baarlamaanka Fadaraalka?
    Somalia

    Maxaa laga fili karaa fadhiga Afraad Ee Baarlamaanka Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 25, 2023Updated:November 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kalfdhiga Afraad ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa Maanta si rasmi ah ufurmay.

    Waxaa la filayaa in uu ka duwanaado Sadexdii Kalfadhi ee ka horreeyay midkan 4-Aad ee saakay furmay.

    Doodo siyaasadeed oo aad u adag iyo Mooshino iska soo horjeeda oo xildhibaanada qaar ku doonayaan in lagula xisaabtamo hoggaanka Xukuumadda,ayaa la sadaalinayaan in ay hareeyaan.

    MW Xasan Shiikh,ayaa xoojinaya in la meel mariyo Warmurtiyeedkii Madasha ay PL ka maqan tahay,kaasoo dhigayay in Wadanku yeesho MW iyo ku xigeen lagana guuro nidaamka Ra’isalwasaaraha,isla markaana Xisbiyada Siyaasada lagu soo koobo Labo.

    Dhanka Xildhibaano diidan qorshaha MW Xasan,ayaa wada Mooshin ay kula Xisaabtamayaan Xukuumada.

    Dowlada Puntland ee Xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa si adag uga hor timid qorshaha Wadanka looga rarayo Nidaamka Baarlamaaniga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.