Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga dooday Fadhigii Baarlamaanka Puntland Ee Maanta?
    Somalia

    Maxaa looga dooday Fadhigii Baarlamaanka Puntland Ee Maanta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, Nofeembar 2, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad, Mudane Maxamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Fadhigan, oo ay ka soo qaybgaleen 55 mudane, ayaa waxaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno ay soo jeediyeen afar ka mid ah guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaas oo dhawaan kormeerro ku sameeyey hay’adaha Dawladda iyo Gobollada dalka.

    Guddiyadda ayaa kala ah;

    1. Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska Golaha Wakiillada

    2. Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha Wakiillada

    3. Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka,Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada

    4. Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda ee Golaha Wakiillada

    – DHAMMAAD –

    Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta
    Golaha Wakiillada Dowladda Puntland

    Website: puntlandparliament.com
    E-mail: info@puntlandparliament.com
    Facebook: @Parliamentofpl
    Twitter: @Parliamentofpl
    Instagram: @Parliamentofpl
    Telegram: @Parliamentofpl
    YouTube: Puntland Parliament

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.