Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ee Todobaadkan ? (VIDEO)
    Somalia

    Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ee Todobaadkan ? (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta shir guddoomiyaha kulanka khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, kaas oo todobaadkan looga hadlay qodobo ay kamid yihiin Amniga Guud iyo u diyaar-garowga Xuska Halgankii Daraawiish-ta oo 100 sanno ay kasoo wareegtay.

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowladda Puntland Mudane Cali Xasan
    Axmed (Sabarey), oo kulanku markuu soo dhamaaday ayaa sheegay in Xuska Halgankii Daraawiish-ta oo 100 sanno ay kasoo wareegtay, ay degaanada Puntland ka qabsoomi doonaan 25 bishan janaayo.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/2688730991212717/

    Sidoo kale. Wasiir Sabarey ayaa sheegay in kulanka Xukuumadda Puntland warbixino looga dhageystay Wasiiro, kuwaas oo ka warbixiyay howlaha shaqo ee Wasaaradahooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.