Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka sare ee maanta ?
    Somalia

    Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka sare ee maanta ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Senatoradda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in Kulanka 27-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Golaha ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

    Ajendaha kulanka Aqalka Sare ayaa ah Akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka howlgabnimada, xaqsiinta, iyo Hibooyinka xubnaha Ciidamada Qalabka Sida.

    Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa xalay waxaa loo diray fariimo lagu wargelinayo inuu kulanka, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee horyaalla.

    Golaha Aqalka Sare ayaa shalay Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Doorashooyink Qaranka, oo dood badan ka taagan tahay, waxaana warbixin la xiriirta Sharciga Doorashooyinka Golaha kahor Akhriyay Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Dooorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.