Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga wada hadlay kulankii Blinken iyo Boqorka Urdun
    Somalia

    Maxaa looga wada hadlay kulankii Blinken iyo Boqorka Urdun

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqorka Urdun Cabdillaahi 2-Aad,ayaa adkeeyay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la joojiyo dagaalka Qasa, isla markaana la soo rogo deganaanshiyo aadaninimo, si uu gargaarku u gaaro marinka Qasa, dammaanad buuxdana la siiyo in aan la carqaladayn shaqada hay’addaha caalamiga ah ee gargaarka.

    Intii lagu jiray kulan uu la yeeshay xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken, waxa uu ku baaqay boqorka Urdun in la xoojiyo dadaalka caalamiga ah ee cunto, biyo, dawo iyo shidaal lagu gaarsiinayo Qasa, iyada oo aan la kala goynaynin.

    Boqorku waxa uu tilmaamay in wadada kaliya ee xal loogu helo karo khilaafka Falastiiniyiinta iyo Israa’iil uu yahay in laga shaqeeyo xal siyaasi ah si loo xaqiijiyo nabadgalyo caadil ah oo ballaaran aasaaskeeduna yahay labo dawladdood,sida ay faafisay wakaaladda warrarka ee rasmiga ah ee Urdun.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.