Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga xaajooday kulankii Beesha Abokor Ciise Ee Garowe ka dhacay?
    Somalia

    Maxaa looga xaajooday kulankii Beesha Abokor Ciise Ee Garowe ka dhacay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Beelweynta Abokor Ciise ee uu Shir Gudoominayay Suldaan Garaase,wuxuu daarnaa sidii looga arinsan lahaa xaaladaha kasoo cusboonaaday Garowe iyo guud ahaan Gobolka Nugaal.

    Maxaa lagu dul istaagay?

    1.Sadexdii Degmo ee Nugaaleed oo Doorashadii 7-da Gobol ee Puntland ka dhacday laga reebay oo lagu tilmaamay talo xumo iyo khalad dhacay.

    2.Dagaalkii Garowe ka dhacay oo laysku raacay in aan la oran karin waxuu ahaa dagaal Beesha Ciise Maxamuud iyo Dowlada udhaxeeya.

    3.Suldaanka oo sheegay in uu 30-Sano isagu Ciise Maxamuud isku hayay oo uu ugs Tanaasulay wax badan oo Suldaan ahaan uu Mudnaa Ama Beel ahaan Abokor Ciise ay mudnayd.

    4.Suldaanka,ayaa cadeeyay in Dalka Dowlad ka jirto oo Mudo xileedkeedii Sharciga ahaa lagu jiro ayna tahay in looga danbeeyo Talada iyo Xukunka.

    5.Suldaanka,ayaa hoosta ka xariiqay in Beesha Ciise Maxamuud masuuliyad gaar Puntland uga saaran aysan jirin oo ay Dadka kale ee reer Puntland ula siman yihiin.

    6.Suldaanka,ayaa sheegay in dagaalka Kaliya ee Beeshu ku jirtaa uu yahay Dagaalka Laascaanood,kaasoo 800-Nin oo Abokor Ciise ah ay difaac kaga jirto.

    7.Suldaanka,ayaa ugu baaqay Beesha Abokor Ciise Abaabul iyo Gurmad cusub oo Laascanood ku wajahan.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.