Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga xaajoonayaa kulanka deg-dega ah Ee Golaha Wasiirada DFS?
    Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka deg-dega ah Ee Golaha Wasiirada DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Golaha Wasiirada Fadaraalka ee Berri layskugu yeeray,waxaa looga xaajoonayaa Qodob ku saabsan Shidaalka.

    Heshiiskii Shidaal baarista ee ay la gashay Wasaarada Macdanta iyo Batroolka Shirkada Maraykanka ah,ayaa lagu ansixinayaa.

    Heshiiskan horay,waxaa uburiyay Ra’isalwasaaraha DFS Xamse,kadib markii MW Xasan ka hor yimid,balse haatan,waxaa is afgartay Wasiirka Macdanta iyo MW Xasan oo markii hore si weyn iskugu dhacsanaa.

    Diidmadii Xamse,waxay noqonaysaa,waxaan macno lahayn oo awalba ka timid Xasan,waana arimaha muujiya sida Xaafiiska RW uyahay Xaafiis Xoghayn ahaan ugu adeega MW Xasan.

    Golaha Wasiiradu Maalinka Berri foog ah si buuxda ayay umeelmarinayaan heshiiska Shidaal ee lala galay Shirkadaas,kadib isfahanka MW Xasan iyo Wasiirka Batroolka.

     

    *Soonqaad Wanaagsan*

    Mudanayaal iyo Marwooyin.

    *Shir degdeg ah*

    Arbaco Maarso 27,2024

    Waxaa Golaha Sharafta leh ee Xukuumadda lagu war-gelinayaa in berri *2:00pm* si buuxda ay ugu soo qeybgalaan 𝘚ð˜Đ𝘊r degdeg ah oo looga arrinsanayo howlo muhiim u ah Qaranka.

    Waqtiga: 2:00PM(Duhurnimo).
    Goobta: Hoolka Shirarka Golaha.

    Mahadsanidiin.

    Agaasimaha Golaha Wasiirrada
    Maxamed Cabdiraxmaan BB.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.