Kulanka 2024 ee Gaashaanbuurta NATO oo ka furmay Maraykanka,gaar ahaan Washington DC,ayaa diirada lagu saarayaa Sadex Qodob oo kala ah…
1.Dagaalka Ruushku uu ku qaaday Ukraine.
2.Halisaha ka imaanaya Shiinaha.
3.Xaalada amaanka ee Aaga Indo Pacific.
Halkan ka daawo muuqaalka