Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay baaqashada Shirkii Madasha Qaranka Ee Muqdisho?
    Somalia

    Maxaa sababay baaqashada Shirkii Madasha Qaranka Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa baaqday Shirkii Madasha ee Madaxda Qaranku iskugu imaan lahayd Bishan 24-25-keeda.

    Sida aan xogta ku helay 15-ka Bisha danbe,ayaa laysku dayay in loo badalo oo Baydhabo layskugu yimaado,waxaase si buuxda udiiday Madaxweyne Deni kasoo qaybgalka Shirkaas oo idil.

    Sababta ugu weyn ee keentay in uu baaqdo,waa khilaafka Puntland iyo Dowlada Fadaraalka ah.

    Puntland waxay jartay dhamaan wada shaqayntii Dowlada Fadaraalka,waxayna ka baaqatay ugu yaraan Sideed Shir oo looga xaajoonayay mashaariicda Dalka sida…

    1.Caafimaadka.
    2.Waxbarashada.
    3.Deegaanka.
    4.Cadaalada.

    Madaxweyne Xasan,ayaa tagidiisa Imaaraadka ay ku salaysan tahay khilaafka PL,gaar ahaan Saldhig Milleteri oo Imaaraadku uu ka samaysan rabo Bosaso.

    Ma muuqato dadaal lagu xalinayo kala taga PL iyo Fadaraalka.

    Dalku wuxuu galay xaalad siyaasadeed oo xal u baahan.

    XSM,isaga ayay masuuliyadi ka saaran tahay isku haynta dalka Siyaasad iyo Amni ahaanba.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.