Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay dib udhigista waxkabadalka Dastuurka Jubaland?
    Somalia

    Maxaa sababay dib udhigista waxkabadalka Dastuurka Jubaland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta Baarlamaanka Jubaland,waxaa qorshaysnayd in uu waxkabadalo Dastuurka waliba Qodobka 70-aad ee dhigaya inta jeer ee MW JL isa soo sharixi karo.

    Balse,waxaa amray MW Axmed in Maalin dib loogu dhigo waxkabadalkaas.

    Axmed,waxa uu ishaafalataynayaa Shirka Xamar ee uu fadhiyo hadii ilaa Caawa ishaaro qurxoon umuuqan waydo,waxa uu amrayaa in isla beri Baarlamaankiisu hawlgalo.

    Axmed Madoobe,waxa uu rabaa 5-Sano oo cusub in uu qaato,wuxuuna haystaa fursad uu ku hirgelin karo oo majiro mucaarad awood leh oo ka hor istaagi kara.

    DFS ee sharciyada lumisay,waxay rabtaa in ay Axmed ku qancidlso Hal ama Laba Sano oo mudo kororsiya,taasoo Axmed fahansan yahay in ay tahay geeridiisa Siyaasadeed.

    Sida aan xogaha ku helayo Dowlada imaaraadku,waxay Axmed miiska usaartay ku dhawaad $15-Milyan oo uu dib iskugu doorto.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.