Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay Is-casilaadii Agaasimihii iyo Taliyihii Madxtooyadda Puntland ?
    Somalia

    Maxaa sababay Is-casilaadii Agaasimihii iyo Taliyihii Madxtooyadda Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xakamaynta la’aanta dadka ku hareeraysan Madaxweynaha oo Qoyskiisa ama asxaabtiisa kale ha ahaadeen waxay sababtay in ay dad badan oo macno leh ka fogaadaan.

    Shaqo ka tagidii Agaasimihii Madaxtooyada ee hoos loo dhigay waxaa sal u ahaa xadgudub ka yimid dadka ku wareegsan Madaxweynaha.

    Sidoo kale Talyihii Madaxtooyada ee shaqada ka tagay maanta waxuu sababsaday qoyska Madaxweynaha,gaar ahaan walaalkiis Xasan Deni.

    Talye Khadar waxuu ka shaqayn waayay dhalinyaro Madaxweynaha ay raas hoose yihiin oo uu hormuud u ahaa Nin lagu magacaabo Qoolaali oo booska Talyaha isku waday markii hore.

    Qoolaali waxuu garab ka helay Xasan Deni oo u adeejiyay Rag uu ka mid yahay agaasimaha Maaliyada Madaxtooyada Geedi.

    Dagaal hoosaad jaafaa jiriqa,ayaa lala galay,kaasoo laga xusi karo in safarkii Madaxweynaha aan waxba laga ogaysiin kana war helay Talye Khadar Madaxweynaha oo jooga Qardho.

    Dagaal hoosaadkaasi waxuu ugu danbayn keenay in uu maanta uu iscasilo Talyihii Madaxtooyada.

    Madaxtooyada Puntland caawa maleh Talye iyo Agaasime guud.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.