Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay ka baaqashada Xasan Ee doodii Chatam House?
    Somalia

    Maxaa sababay ka baaqashada Xasan Ee doodii Chatam House?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa si buuxda uwada baaqday socdaalkii Xasan Sh ee Uk ,gaar ahaan kulankii Madasha ee Chatam House.

    Baaqashada Xasan,ayaa,waxaa kasoo baxaya warar kala duwan oo iska soo horjeeda,kuwaasoo laga xusi karo…

    1.Caafimaad deg-deg ah oo uu u Aadayo Belgium.

    2.Markii hore oo uusan casuumad ka haysan Boqortooyada.

    3.Wefti gaaraya 40-Qof oo raaci lahaa oo loo diiday Visa-ha laguna soo koobay 4-Qof.

    4.Mudaaharaad iyo su’aalo ugu diyaarsanaa Madasha oo wajiga gabax ahaan uga gabaday.

    Markii horaba waxaa loo arkayay tagida M.Xasan ee UK mid aan macno ulahayn Dowlada Somaliya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.