Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa udanbeeyay 24-kii Saac Ee lasoo dhaafay Puntland?
    Somalia

    Maxaa udanbeeyay 24-kii Saac Ee lasoo dhaafay Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khadar Faroole iyo Laba kale oo Aaran-shaydaan ah,ayaa tagey Hargaysa kulana kulmay Muuse Biixi..

    “LC gal,Anagaa Garowe mashquulinayna,taa badalkeeda nagu taageer hawlgalka iyo doorashada,markaan guulaysano adoo qabtay LC,waxaan Ciidanka gayn doonaa Ganbadhe”.Ayay ku sheekaysteen.

    Garowe?

    Cali Xaaji,Shaacuur iyo Cismaan Xoosh (Muna Key),ayaa abaabulaya waxay ugu yeereen Qado Cumar Maxamuud oo looga soo horjeedo Dimuqraadiyada.

    Balse dareenka Bulshada ee Beeshu,waxuu la jiraa Dimuqraadiyada,wax kasta oo ay ku hadlaan ama soo saaraana macno kuma dhex leh.

    Garowe?

    Baaqii isku imaatinka Isimada ayay ubadan tahay in uu Garowe ku qabsoomo,waxaana dhawaan soo gaari doona Islaan Bashiir,Boqor Burhaan iyo Ugaas Xasan.

    Garowe?

    Aaran-shaydaan waxay qaaraan dhaqaale iyo mid Ciidan waydiisteen Beelaha iyo Ganacsatada,waase ku hungoobeen,waxayna heleen 50-Nin oo Maleeshiya ah iyo $50-kun oo qaybna qaaraan tahay,qaybna dayn.

    Jimcaale,ayaa markii hore haystay 70-Nin,inkastoo 410-Nin uu ku Mushahaar qaadan jiray,waxaana soo gaaray khasaare weyn..

    18 laga qabtay.
    9-ka Geeriyootay.
    22-ka dhaawacantay.

    Waxaa kaloo ku yar Rasaasta oo wax ka badan Hal Saac oo dagaal ah ma geli karo,waxuuna ka dalbaday Gaalkacyo iyo Suuqa Iibka,waxaase caqabad ku noqday..

    B.Qiimaha oo lagu qaaliyeeyay.

    T.Halka loosoo marinayo oo Wadada kaliya ee ufuran waa Jariiban,kadib Tuulo Samakaab.

    Garowe?

    Dowladu amniga gudaha Caasimada si weyn oo xirfadaysan,ayaa loo adkeeyay,waxaana la badali doona Talyaha Qaybta Xuseyn,iyadoo lagu badali doono Sarkaal Qoys ahaan uga mid ahaan jiray Ciidanka Jimcaale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.