Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa udanbeeyay dagaalka Israa’iil iyo Shiicada?
    Somalia

    Maxaa udanbeeyay dagaalka Israa’iil iyo Shiicada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka difaaca Israel Yoa Gallant,ayaa sheegtay in ay casharo ka baranayaan weearkii Xisbullah ee Axadii kaas oo ay ku dhinteen Afar Askari.

    Wuxuu booqasho ku tagay Goobtii la weeraray oo ah meel u dhow Binyamina, una jirta 33-KM Magaalada koonfurta ee Xayfa.

    “Waa in aan baarnaa oo aan eegnaa faahfaahinta, aana hirgelinaa tallaabooyin degdeg ah” ayuu yiri wasiirka oo intaas ku daray in ay xoogga saarayaan dadaallo lagu sameynayo xal wax looga qabanayo khatarta diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.

    Ciidamada Israel,waxay sheegeen in ay duqeeyeen 200 oo Goobood oo Xisbullah ku leedahay Lubnaan.

    Dhinaca Qasa, IDF waxay sheegeen in ay Ciribtireen argagixisada,iyagoo hawada ka duqeeyay oo ay heleen Godadka hubka Xamaas.

    Wasaaradda caafimaadka Qasa,waxay sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay la dilay 62 Qof,iyadoo ay dhaawacmeen 220-Qof oo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.