Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa udanbeeyay hawlgalka la dagaallanka argagaxisada Ee Calmiskaad?
    Puntland

    Maxaa udanbeeyay hawlgalka la dagaallanka argagaxisada Ee Calmiskaad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa socda dib uqaabayn Ciidamada Calmiskaad,iyadoo Deegaanka Togajeceel lagu wareejinayo Ciidamo la qarameeyay oo deegaanka ah.

    Guud ahaan Ciidamada Dowlada,waxaa lagu ururinayaa Yurcun Baallade,ka hor intaan lagu dhawaaqin in lasoo afmeeray hawlgalkii yaabka lahaa ee Calmiskaad.

    Dadka deegaanka,waa laga raray oo looga digay dukhayn xoog badan balaaran oo la samaynayo ka hor soo afjarida hawlgalka.

    Hawlgalka,ayaa gabagaba ah,waxaana harsan halmar oo gacan Maris guud ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Ciidamada PL oo talaabo ka qaadaya Hubka loo qaaday Laascaanood

    January 17, 2026

    Puntland oo shaacisay Wadamada ay kasoo kala jeedaan Ajaanibta ay ku qabatay hawlgalka Calmiskaad

    January 17, 2026

    Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso

    January 14, 2026
    Latest Posts

    Taliska Ciidamada PL oo talaabo ka qaadaya Hubka loo qaaday Laascaanood

    Puntland oo shaacisay Wadamada ay kasoo kala jeedaan Ajaanibta ay ku qabatay hawlgalka Calmiskaad

    Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso

    Dastuurada Fadaraalka iyo Puntland maxay ka qabaan heshiisyada….

    Opinion Statement: Puntland Has Reached Its Breaking Point — A Majority View

    Maraykanka oo duqeyn xooggan ka fuliyay Baalade

    Dowlada Jubaland oo qaadacday go’aanka DFS

    Faallo:-PL waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah

    Puntland oo qaadacday go’aanka DFS Ee Imaaraadka ka dhanka ah

    Why Puntland Is Justified in Rejecting the Federal Government’s Directive…

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.