Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso
    Puntland

    Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubkan Ciidanka lagu hubeeyay,waxay joogaan Cadaado sidaan horay usheegay,waxaana la qorshaynayay in Laascaanood ay tagaan.

    Waa 1100 Askari,waxaana Kilinka Somalida Itoobiya kasii raaci lahaa 500 oo Mustafe Cagjar qarsoodi udiyaariyay.

    Sidoo kale Ciidamada Ilmo Diyaano iyo kuwa Jimcaale,ayaa iyaguna ku biiraya,waxayna isku noqonayaan Hal Guuto sida la qorshaystay,kadibna,waxaa lagu soo werrarayaa Garowe.

    Ilaa Shalay diyaarado Hub sida,ayaa ka dagay Laascaanood.

    Sidoo kale Lacag gaaraysa $6-Milyan,ayaa loo qorsheeyay PL& SL in lagu carqaladeeyo…..

    1.Boorame $2-Milyan.
    2.Burco Nus Milyan dolar.
    3.Hargaysa Nus Milyan dolar.
    4.Galkacyo Milyan dolar.
    5.Garowe Milyan dolar.
    6.Bosaso Milyan dolar.

    Safarka Xasan ujeedkiisa dhabta ah,waa hoosaasin qorshe PL lagu soo weerarayo oo lagu qariyo,waxaan utagay LC ilaalinta midnimada Somaliya.

    Qorshayaashan,waxaa diyaariyay Villa Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.