Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-PL waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah
    Puntland

    Faallo:-PL waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah.

    Amniga?

    Imaaraadku,waxay Gacan ka geystaan…

    B. Xoojinta Amniga guud.
    T. La dagaallanka argagixisada.
    J. La dagaallanka Burcad-badeedda.

    Taageerada Imaaraadka ee Amniga ,waxay door ka qaadatay xasilloonida siyaasadeed iyo mida bulsho ee PL.

    Ciidan dhisida?

    Imaaraadku,waxay door muhiim ah ka qaateen….

    B.Tababarada.
    T.Qalabaynta.
    J.Tayaynta.

    Garab istaaga Ciidamada,waxaa ka faa’idaystay dhamaan qaybahooda….

    B.Booliska.
    T.Badda.
    J.Daraawiishta.
    X.Wardoonka.
    Kh.Asluubta.

    Taageerada Imaaraadka,waxay ka dhigtay Ciidamada PL kuwo xirfad leh oo awood u leh ilaalinta amniga gudaha iyo xuduudaha Bad iyo Birri.

    Maritime security-ga?

    Imaaraadku,wuxuu ka caawiyaa PL…

    B Ilaalinta Xeebaha dhaadheer.
    T. Sugidda Maraakiibta Ganacsiga. J.Kalluumaysiga.
    X.Ciribtirka burcad-badeedda.

    Taageeradan,waxay kor uqaaday kalsoonida ganacsiga Badda. Horumarka iyo maalgashiga.

    Adeega Bulshada?

    Imaaraadku,wuxuu taageeraa…

    B.Mashaariic la xiriira kaabayaal, T.Caafimaadka.
    J.Biyaha.
    Kh.Gargaarka bani’aadanimo.

    Taageerada Mashaariicdan,ayaa wax ka bedeshay nolosha bulshada Puntland.

    Ganacsiga?

    Imaaraadku,waa suuq weyn oo Xoolaha iyo Fooxa Puntland loo dhoofiyo iyo Albaab muhiim u ah ganacsiga caalamiga ah, iyadoo maalgashi laga sameeyay Dekedaha iyo adeegyada logistics-ka.

    Imaaraadku,waa Hoyga kaliya ee Xawaaladaha iyo Bangiyada Somalida.

    Xiriirka Imaaraadka,wuxuu Puntland u horseeday…

    B. Amni.
    T.Horumar dhaqaale.
    J.Awood Ciidan.
    X.Fursado Ganacsi oo waara.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.