Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka taqaan Ninka Erdogan ay dhici karto in uu kala wareego hogaaminta Turkiga?
    Cumhuriyet Halk Partisi Genel Başkanı ve Millet İttifakı Cumhurbaşkanı Adayı Kemal Kılıçdaroğlu, Isparta Mitingi’nde konuştu. (Fotoğraf: Alp Eren Kaya)
    Somalia

    Maxaad ka taqaan Ninka Erdogan ay dhici karto in uu kala wareego hogaaminta Turkiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kemal Kilicdaroglu, oo ah 74 jir hoggaamiya xisbiga mucaaradka Turkiga ugu weyne ee CHP siyaasaddiisuna tahay bidixda-dhexe wuxuu horay ugu guul darreystay doorashooyin uu madaxtinimo iisu soo taagay.

    Balse doorashada sanadkan dhaceyso uu musharraxa ka yahay wuxuu uga duwan yahay waa musharraxa keli ah oo ay isku raaceen lix xisbi oo mucaarad ah.

    Kamal Kilicdaroglu hoggaanka xulafada mucaaradka ee ay isbahaysteen wuxuu kula heeshiiyey hoggaamiyeyaasha xisbiyadaasi iney iyaguna wadaagaan xilka madaxweyne ku xigeenka.

    Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee ay Kurdiyiintu leeyihiin ee HDP wuxuu doorashadan ku tilmaamay ‘mid muhiim u ah taariikhda dalka Turkiga’.

    Mr Kilicdaroglu oo horay shaqaale dowladeed u soo ahaa wuxuu soo hoggaamiyey mudaharaadki caddaalad doonka ahaa oo 24 maalmood socday oo dalka Turkiga ka dhacay 2017-kii

    Xisbiyada mucaaradka ee iisu baheysaty loollanka doorashada madaxtinimada Turkiga waxay doonayaan nidaamka Madaxweynanimada uu Erdogan jideeyey iney baddalaan kuna baddalaan nidaam baarlamaani ah.

    Si ay nidaamkaasi u baddalaanna waxay u baahan yihiin kuraasta baarlamaanka Turkiga oo 600 ka kooban, 400 oo ka mid ah iney helaan si ay afti sharcigaasi lagu baddalayo ay golaha uga meel mariyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.