Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad kala socotaa fashilka Amniga Ee Xasan Shiikh?
    Somalia

    Maxaad kala socotaa fashilka Amniga Ee Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fashilka Amni Ee Xasan Shiikh?

    60% Bartamaha iyo Koonfura Dalka,waxaa la wareegay argagixisada,iyadoo 40% inta Xasan joogay ay qabsadeen…

    1. Degmada Moqokori
    2. Degmada Aadan Yabaal
    3. Degmada Ruunirgood
    4. Ceel Cali Axmed
    5. Degmada Masaajid Cali Guduud
    6. Degmada Ceeldheer
    7. Deegaanka Yasooman
    8. Deegaanka Alkowthar
    9. Ceel-Baraf
    10. Miirtaqwo
    11. Aboorey
    12. Jicibow
    13. Beera Yabaal
    14. Mubaax
    15. Ceel-Hareeri
    16. Ceel-Qoxle
    17. Gumare
    18. Ceelbuur
    19. Ceel-lahelay
    20. Garashareeri
    21. Xawaadleey
    22. Wabxo
    23. Bacaadweyn
    24. Shabeeloow
    25. Caad
    26. Galcad
    27. Masagawaa
    28. Budbud
    29. Bulacle
    30. Basra
    31. Ceel Bacad
    32. Dhanaane
    33. Camaara
    34. Biyacadde
    35. Tardo
    36. Guulane
    37. Tixsiile
    38. Warmaxan
    39. Daaru-Nicma
    40. Ceel Bacad
    41. Gal libaax
    42. Xawaadleey

    Intaas waxaa dheer Degmooyinka hoos ku qoran oo iyaga la xoreeyay (doorashadii Xasan ka hor) si kasta oo ay argagixisadu iskugu daydana ay qabsan waayeen,balse haatan Xasan ka soo saaray Ciidamadii….

    1. Awdheegle
    2. Bariire
    3. Tooratooroow
    4. Sabiib.
    5. Caanoole.

    Sidoo kale Dowlada Xasan Shiikh,waxay ku faantaa qaraxyadii ka dhici jirey Muqdisho in aysan Labo sano dhicin,taasna ma sababin qorshe ka yimid Dowlada Xasan ee argagixisada,ayaa go’aansatay…..

    1. Qaraxyadiii iyo weeraradii ay ka fulin jireen Hotelada in ay joojiyaan.

    2.Lacagihii baada ahaa ee ay ka qaadi jireen Shacabka in ay joojiyaan.

    Ujeedka argagixisadu sidaa usamaynayso,waa in ay kacdoonkii Shacabka damiso,waana ku guuleystay oo hada ma jirto kacdoon Shacab oo looga soo horjeedo.

    Fashilka intaasi le le’eg si loo qariyo,ayay Dowlada Xasan bilowday dacaayado raqiiis ah oo ka dhanka ah PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.