Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad kala socotaa Mucaaradka Siiriya ee Qarka usaaran in ay Asad tuuraan?
    Somalia

    Maxaad kala socotaa Mucaaradka Siiriya ee Qarka usaaran in ay Asad tuuraan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abu Mohammed Al-Julani.waa hogaamiyaha Mucaaradka ku dhow in ay soo afjaraan Xukunka Asad 25-Sano kadib.

    Mucaaradku,waxay ka kooban yihiin Sagaal Kooxood oo kala Diin iyo Dan ah,waxayse kuwada socdaan tuurista Asad.

    Dowlado kala duwan,ayaa taageeraya kooxaha Mucaaradka ah,waxaase loo sameeyay qorshe ay kuwada socdaan oo habaysan.

    CIA iyo Mosad,ayaa abaabulay hawlgalkan,isla markaana Gacanta ku haya,waxayna uga gol leeyihiin soo afjarida taageerada Iran ee Xisbullaah iyo Xamaas.

    Sida muuqata Shiicada wakhtigeedii la caylinayay,waa lasoo dhaafay,waxaana la gaaray markii la wiiqi lahaa.

    Waxaa la dilay MW-nihii Iran.
    Waxaa la dilay hogaamiyihii Xamaas.
    Waxaa la dilay hogaamiyihii Xisbullaah.
    Waxaa la dilay hogaamiyihii Xamaas.
    Waxaa la dilay Saraakiil muhiim ah.
    Waxaa la wiiqay awoodihii Xamaas iyo Xisbullaah.

    “Asad Sxb-keen mahan,Dagaalkuna midkeenii mahan,lkn,waxaan la Shaqaynaynaa cida guulaysata”Ayuu yiri Trump.

    Hadalka Trump,waa cad yahay oo wuxuu og yahay in Asad la tuurayo,ayna talada la wareegayaan kooxo iyagu diyaariyeen.

    Hawlgalkan,waxa uu muujinayaa sida Reer Galbeedku usameeyaan isbadalada ka dhacaya Caalamka daafihiisa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.