Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan kala soconaa isfahanka Somaliya iyo Ruushka ay wada gaareen
    Somalia

    Maxaan kala soconaa isfahanka Somaliya iyo Ruushka ay wada gaareen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay xaqiijinayaan Ilo lagu kalsoonaan karo isfahanka ay wada saxiixdeen Somaliya iyo Ruushka,waxuu ku salaysan yahay Kooxda Wagner.

    Abshir si gaar ah,waxaa loola kulan siiyay Sarkaal KGB hawlgab ka noqday oo kooxda Wagner qayb ka ah.

    Isfahanka rasmiga ah,waa in kooxdaas ka hawlgasho Somaliya,gaar ahaan Puntland oo Ruushku danaynayo.

    Waxaa,wakiil gaar ah laga dhigay Gabadha M.Xasan,iyadoo Khadar Faroole oo dhanka PL loo wakiishay.

    Dhanka dhaqaalaha lagu hawlgalayo,waxaa lasoo marsiinayaa Abshir iyo Gabadha Xasan.

    Hawlgalkii khal-khal gelinta Doorashada ee Garowe,waxuu ahaa shaqadii ugu horaysay oo Khadar fuliyo,sida wararku sheegayaan.

    Ruushku,waxuu isku dayayaa loolan in uu kula galo reer Galbeedka Qaarada Afrika.

    Ciidanka Wagner waa Calooshood ushaqaystayaal hoos taga Aqalka Kremlin iyo Gacan leexsan Putin isticmaalo,waana ma naxayaal qayb ka ah Iibinta Daroogada,Burcad Badeeda,Macdan qodoshada iwm.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.