Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan kala soconaa Shirka Madaxda B&K iyo DFS ee lumisay Sharciyada?
    Somalia

    Maxaan kala soconaa Shirka Madaxda B&K iyo DFS ee lumisay Sharciyada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkan,waa mid laysku gaadayo oo hadana lays fahansan yahay.

    Xasan muxuu rabaa?.

    Wuxuu dhigayaa siriq uu ku gaadayo Madaxda Afarta DG,taasoo ah…

    B.In min Hal Sano ay ku darsadaan.
    T.In ay taageeraan Dastuurkiisa.
    J.In ay aqbalaan Gudi Doorasho oo mid ah.

    DG maxay rabaan?

    Waxay dhankooda ciyaarayaan Kubad Siyaasadeed oo ah….

    B.In Xasan ogolaado Laba Sano oo ku darsiya.

    T.In Xasan aqbalo isku mar in ay Doorashadu dhacdo oo aan lakala danbayn.

    J.In Xasan aqbalo Laba Gudi Doorasho oo heer DG iyo Heer Fadaraal ah.

    DG,waa isfahansan yiihiin oo waa isku Dan,waxayna ujilayaan Xasan in aysan isla socon.

    Qorshaha ugu danbeeya ee Madaxda DG,waa in Shirku qabsoomo ,balse aysan waxba kasoo bixin oo lagu soo kala tago kadibna ay aadaan doorashooyinkooda.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.