Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan kala soconaa socdaalka Erdogan Ee Khaliijka?
    ABU DHABI, UNITED ARAB EMIRATES - July 19, 2023: HH Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, President of the United Arab Emirates (R) and HE Recep Tayyip Erdogan, President of Turkiye (L) inspect a Togg car; an electrical Turkish manufactured vehicle during official reception, at Qasr Al Watan. ( Hamad Al Kaabi / UAE Presidential Court ) ---
    Somalia

    Maxaan kala soconaa socdaalka Erdogan Ee Khaliijka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib dib udoorashadiisa Erdogan,waxuu qaatay jiho Siyaasadeed oo ka badalan tiisii hore.

    Reer Galbeedka oo uu ku ad-adkaa,ayuu umuujiyay dabacsanaan iyo tanaasul.

    Isbadalka Erdogan,waxaa sababay dhaqaalaha Dalkiisa oo dhulka sii galaya.

    Kulan dhexmaray isaga iyo Biden,ayaa keenay in uu ka hor leexdo Sweden ku biiristeeda Natto iyo ka fogaansho uu umuujiyo Putin.

    Sida ay sheegayaan falanqeeyayaasha caalamiga ah in uu ka helo maalgashi iyo heshiisyo Ganacsi Wadamada Khaliijka Maraykanka,ayaa door ku lahaa,gaar ahaan Iibsashada Diyaaradihiisa Drons-ka ee Sacuudiga.

    Turkiga,waxuu la liicliicayas sicir barar daran,hoos udhac weyn oo Lacagtiisa ah iyo liicitaan dhaqaale,kuwaasoo loo sababaynayo arimo Siyaasadeed.

    Haatan,waxuu soo helay $150 Bilyan oo heshiisyo iyo maalgashi ah,lamase sheegi karo in ay ku filan tahay badbaadinta dhaqaalihiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.