Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan kala soconaa socdaalka Xasan Shiikh Ee Norway?
    Somalia

    Maxaan kala soconaa socdaalka Xasan Shiikh Ee Norway?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2024Updated:June 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booqashadiisu ma ahayn mid Qaran oo ay casuntay Dowlada Norway.

    Laba arimood,ayuu uyimid Xasan Oslo,kuwaasoo kala ah….

    1.Dowlada Norway oo rabta in loo saxiixo Dad ay celinayso oo Somaliyed iyo in ay joojiso Dadka ay ku qaabisho gudaha Wadankeeda oo ay ubadasho Xeryo ay ka hirgeliso Somaliya iyo Kenya.

    Saxiixa Norway rabto,waxay ku badalanaysaa xoogaa Lacag ah oo fara buuxsiya,waana sababta Xasan usoo baxay.

    2.Shirkadaha Shidaalka ka sahmiyay Badda Somaliya ay Kenya ku haysatay kal hore oo uu baadigoobayo maadaama haatan Ruto unoqday Shafeeca qaadkiisa Siyaasada.

    Boqorka iyo RW Norway in uu la kulmo,waxaa kasoo shaqeeyay Siyaasiyiinta Somalida Norway ee mahan waxa uu ku helay maqaam Dowladnimo.

    Shirka Magaciisa uu ku yimid,waa mid hoose oo uu ku filnaa Agaasime.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.