Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahaayeen Qodobadii kasoo baxay Shirkii Amniga Gobolka Bari Ee Deni Shir Gudoominayay
    Somalia

    Maxay ahaayeen Qodobadii kasoo baxay Shirkii Amniga Gobolka Bari Ee Deni Shir Gudoominayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobada kasoo baxay Shirka Amniga Gobolka Bari oo uu Shir gudoominayay Madaxweyne Deni,waxay ku qotomaan Shan Qodob oo kala ah…

    1.Boor isku qarin lagu baabi’inayo Waji-gabixii kasoo raacay Deni kulankii Boqorka iyo isimada kale.

    2.Banaysashada Dhulka Dowlada oo Den dan gaar ah ka leeyahay.

    3.Baalayaasha Korontada in qaybo badan oo ka mid ah la baneeyo si Shirkada Korontada Deni ee dhawaan hawlgalaysa fursad uhesho.

    4.Biilasha Korontada oo la saaray Hal Dolar Guri walba,waxaa lagu fashilinayaa qoondada Dekeda ee horumarinta Bosaso ee Isimadu soo jeediyeen.

    5.Banaynta Dhulka Dowlada oo la rabo in lagu xaaqo Guryaha Gol Ciise oo ay leeyihiin Aagoonta Ciidankii difaaceeda unaf waayay.

    Macnaha rasmiga ah ee kulankii amniga Gobolka Bari oo uu Shir gudoominayay Madaxweyne Deni waa intaas.

    Deni waa Marxuumka Siyaasada 2023.!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.