Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?
    Somalia

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wargaleen xog oagaal ah ayaa sheegay in dhawrkii qodob ee Somaliland iyo Itoobiya ay isla gorfeeyeen kulankoodii maalinka dhaweyd ee Addis Ababa ay afartan qodob ee hoose ahaayeen kuwa ugu muhiimsan

    1. Balaadhinta Dekedda Berbera oo ay ka mid tahay in la sameeyo “terminal” Itoobiya u qaabilsan fududaynta soo soo dejinta, dhoofinta, gudbinta (transit) iyo kaydinta badeecadaha.
    2. In Itoobiya ay kiraysato “terminal-kaas” iyadoo loo ogalaanayo qiime tacriifadeed oo doorbidan (preferential tariff rate), kaasoo leh habab dakhli ururin oo habaysan oo loogu talagalay khidmadaha dekedda iyo cashuuraha.
    3. Dhismaha jid tareenka oo isku xidha Itoobiya iyo Somaliland si kor loogu qaado isku xidhka ganacsiga xuduudaha iyo saadka.
    4. Dejinta iyo qorsheynta khad la mariyo dhuumo gaaska iyo shidaalka ka soo qaada Dooxada Ogaadeeniya, iyadoo dhinaca kalena la dejinayo qorshihii lagu horumarin lahaa kabayaal awood u leh dhoofinta shidaalka iyo gaaska oo dhinaca Somaliland ah.

    WQ/Abdirahman Mohamed Ibrahin

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.