Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ahaayeen sababihii keenay guuldaradii Cumar Faatax?
    Puntland

    Maxay ahaayeen sababihii keenay guuldaradii Cumar Faatax?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sababaha Cumar Faatax ku waayay Kursiga Duqa magaalada Minneapolis,waxaa lagu soo koobi karaa…….

    1.Nin madoow oo qoxooti oo hadana islaam ah.

    2.Ku olalayntiisa in uu xakamaynayo kirada Guryaha.

    3.In uu Police-ka tiradooda dhimayo.

      4.Gudoomiyaha Gobalka oo u arkay Nin ku noqan kara caqabad.

      Masuuliyiinta cadaanka ah ee ka hor yimid,waxay kala yihiin…..

      1.Senator Tina Smith.
      2.Senator Amy kloopachery.
      3.Governor tim walz.

      Siyaasiyiintan,waxay iskugu jiraan Dimuqraadi iyo Repuplic,waxayna ka midoobeen ka hor imaadka Cumar Faatax.

      Dhaqaalaha loo ururshay Frey Duqa cadaanka ah,wuxuu gaarayay $9-Milyan,iyadoo Gabar ka mid ah Seneterada oo ka mid ah Xisbiga Repuplicanka ay siisay $1-Milyan.

      Minneapolis?

      Minneapolis,waa magaalo muhiim u ah State-ka Minisota,waxaana ku yaala….

      B. US Bank.

      T. Vikings football studium.

      J. Target center.

      X. Timberwolves basketball.

      Kh. Gophers football college.

      D. Huntington stadium.

      R. Target Field stadiumbaseball.

      Minneapolis ,waxaa yaala dhaqaalaha ugu badan ee State Minnesota.

      Waxay kaloo ku taala Juquraafi ahaan Midwest waxayna xarun utahay sida South Dakota,North Dakota,Lowa Wisconsin iyo xuduuda Canada oo ujirta Afar saac.

      Gunaanad?

      Minneapolis waxay ka koobban tahay 13-Degmo,waxayna Somalidu degan tahay….
      Xaafada 1-Aad.
      Xaafada 2-Aad.
      xaafada 5-Aad.
      Xaafada 6-Aad.
      xaafada 9-Aad.

      Somalida ka codaysa Minneapolis,waxaa lagu qiyaasaa 16.000.

      Codka ugu badan oo ay leedahay Somalidu,waxaa laga codeeyaa xaafada 6-Aad,waxaana ka codaysay 9000-Qof oo dhamaantood aaday Cumar Faatax marka laga reebo 180-Cod oo aaday Jocab frey.

      Codadka guud ee lagu kala baxay,waa ….

      Jacob Frey…73723
      Cumar Faatax..65 377

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

      April 6, 2026

      Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

      April 6, 2026

      Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

      April 6, 2026
      Latest Posts

      Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

      Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

      Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

      Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

      Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

      “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

      Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

      MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

      Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

      Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.