Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahaayeen ujeedooyinka Xasan Sh. Ku khasbay Saxiixa heshiiska Turkiga?
    Somalia

    Maxay ahaayeen ujeedooyinka Xasan Sh. Ku khasbay Saxiixa heshiiska Turkiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex arimood,ayuu Xasan uga dan lahaa Saxiixa heshiiska Turkiga ee Qatar gadaal ka taagan tahay,kuwaasoo kala ah…

    1.Dhaqaale fog iyo mid dhow oo Xasan Lacag cadaan ah oo fara saar ahayd,ayuu uga badashay Turkida Saxiixa heshiiskan.

    2.Qatar iyo Turki in uu kasoo jiito F&F oo isku tuso in uu yahay Nin ay ka heli karaan danahooda oo u adeegi kara.

    3.Cadaadiska Itoobiya.

    MW Xasan ma’ahan hogaamiyihii Somaliyada Maanta ubaahnayd Laba dabeecadood oo uu leeyahay dartood…

    B.Lacag raadinta xuduud dhaafka ah.

    T.Eexda xuduud dhaafka ah.

    Danaha Dowladaha shisheeye ay ka leeyihiin Somaliya,waxaa loo baahan yahay hogaamiye waafajiya danaha Qaranka,kaasina Xasan ma’ahan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.