Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahayd fariintii ay ugeeyeen weftiga Maraykanka Muuse Biixi?
    Somalia

    Maxay ahayd fariintii ay ugeeyeen weftiga Maraykanka Muuse Biixi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Agaasimaha USAIDSomalia Lawrence,ayaa ugeeyay fariin muhiim ah Muuse Biixi.

    Sida laga soo xigtay Safaarada,waxuu ballan qaaday Muuse in uu fulinayo farriintan,isla markaana garowsanayo.

    Ili xog ogaal ah,ayaa sheegaya in ay ahayd fariintu qorshihii BC usoo jeedisay ee ahaa in uu ka baxo LC Aageeda iyo in uu sameeyo khariirad uu ku qabanayo doorashada Madaxweyne ee Maamulkiisa.

    “Waxaan haynaa xog rasmi ah oo sheegaysa in Gooja-cade dagaal xoog leh kusoo wajahan yahay mana rabno khasaare danbe in uu halkaa ka dhaco ee Erayadayadii ugu danbeeyay,waxaan kugu leenahay kasoo bax”Ayaa lagu yiri Muuse.

    SNM Jabka Ciidan ee ku dhacay,waxaa uga daran burburka Siyaasadeed iyo cadaadiska Diblomaasiyadeed ee saaran.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.