Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahayd sababta Maraykanku u hor istaagay heshiiska Turkiga iyo Somaliya wakhtigii F&F?
    Somalia

    Maxay ahayd sababta Maraykanku u hor istaagay heshiiska Turkiga iyo Somaliya wakhtigii F&F?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,waa diiday Barnaamijka Turkigu soo diyaarsaday ee uu rabey in uu kula wareego arimaha Ciidamada iyo amaanka ee Somaliya xilligii F&F.

    Haatan mudo xileedkan Xasan,wuxuu ogolaaday qayb ka mid ah Qorshihii Turkiga oo ah Ciidanka Badda,isagoo ka duulaya Sadex arimood oo kala ah…

    1.Turkiga oo Natto ka mid ah,isla markaana ah Gacmaha uu ku adeegto oo dib usoo noolaanshaha Ruushka iyo soo korida Shiinaha uu kula diriro.

    2.Damaca Badda Somaliya ee Itoobiya oo uu arko khatar taabanaysa marka danbe amniga Qarankiisa.

    3.Heshiiska Qaybtan oo aan macno weyn lahayn,waxa ku dhex jirana ay tahay Ganacsi Kalluun iyo qalabayn kooban oo Ciidan Badeed ah.

    Maraykanka iyo R.Galbeedku Somaliya,waxay utahay Wadan aysan cid kale u ogolayn in ay ka faa’ido oo ay ilaalsadaan.

    Xasan saxiixa qaybtan ka midka ahayd Barnaamijkii Turkiga,wuxuu ogolaansho xadidan uga helay Maraykanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.