Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahayd ujeedada laga lahaa Shaqaaqadii Xalay Ee duleedka Garowe?
    Somalia

    Maxay ahayd ujeedada laga lahaa Shaqaaqadii Xalay Ee duleedka Garowe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanduukhyadii waa gudbeen Cod bixinta 5-ta Gobol ee kala ah…

    1.Karkaar.
    2.Bari.
    3.Gardafuu
    4.Sanaag.
    5.Haylaan.

    Hadafka shaqaaqadii Xalay waxay ahayd in la hor istaago Sanduukhyadaas,balse ilaahay mahadii khasaare kooban,ayay ku gudbeen.

    Ciidanku si masuuliyad ah ayay isku xakameeyeen Xalay.

    Dhalinyaradii Deegaanka ee la khalday,waa arinkooda Gacanta ku haya waxgaradka.

    Turaaturooyinku waa badan yihin,loomase hakanayo.

    Yoolku waa Puntland ugudubta Dimuqraadiyad.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.