Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay daaran tahay booqashada Xasan Ee Baydhabo?
    Somalia

    Maxay daaran tahay booqashada Xasan Ee Baydhabo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laftagareen lama gaadi karo oo waa digtoon yahay.

    Waxuu og yahay in la diyaariyay Ciidamadii la qorshaystay in lagu inqilaabo.

    Sidoo kale,waxuu og yahay Siyaasiyiinta uu ka ceshay Garoonka iyo kuwa uu xirxiray in ay yihiin kuwa loo diyaarinayo Kursigiisa.

    Qosolka Xasan in uu gaadmo yahay oo meel Dhexe lagu hayo lalana sugayo Doorashada PL dhankay udhacayso,waa dareensan yahay.

    Yoolka ugu weyn ee laga leeyahay Ciidamada kasoo laabtay Eretereya ee ubadan Beesha MW,waa og yahay in la rabo Shabeelada Hoose in lagaga jaro KG, laguna daro Banaadir State marka isaga Kursiga laga tuuro.

    Waxa ugu weyn ee Laftagareen loo hayo,waa in uusan si buuxda Deni uraacin xiligan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.