Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay DFS hawada uga saartay Raadaarkii Garoonka Hargaysa ?
    Somalia

    Maxay DFS hawada uga saartay Raadaarkii Garoonka Hargaysa ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raaadaarkii hagida ee Garoonka Diyaaradaha Hargaysa,ayaa laga saaray Hawada.

    Waxaa Hawada ka saartay DFS,sababta ay uqaaday talaabadan,ayay ku sheegtay in Maamulka SL ku xadgudbay xeerarka,soona gudbay xuduudii.

    Radio-yaasha lagu hago Diyaaradaha isticmaala Hawada Somaliya,ayaa ah Laba heer,kuwaasoo kala ah..

    1.Mid Dowlada Dhexe ee Fadaraalka ah ay maamusho oo Caalami ah.

    2.Mid heer DG ay maamulaan oo Maxaliya.

    Maamulka SL,ayaa soo gudbay xuduudii loogu talagalay in ay ka hawlgalaan Radio-yaasha DG,waxayna isku dayeen in ay carqaladeeyaan Duulimaadyada caalamiga ah ee ay maamusho Dowlada Dhexe.

    Haatan,iyadoon duulimaadyada Shacabka caadiga ah ee SL aan wax la yeelin,ayaa fadhiid laga dhigay hanaankii Garoonka Hargaysa.

    Tani,waxay soo afjaraysaa warkii SL ee ahaa in ay lasoo wareegtay maamulida Hawadeeda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.