Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay Hay’ada Duulista Rayidka Somaliya ka tiri amaanka hawada?
    Somalia

    Maxay Hay’ada Duulista Rayidka Somaliya ka tiri amaanka hawada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya,ayaa beenisay warka sheegaya in hawada Soomaaliya aysan ahayn mid la isku haleyn karo oo halis ah.

    Maareeyaha hay’adda Duulista Rayidka Soomaliya, Axmed Macallin,ayaa sheegay in hawada Soomaaliya wax iska baddalay aysan jirin islamarkaana ay ammaan tahay.

    Xiisaddan,ayaa ka dhalatay heshiiskii is afgarad ee ay wada saxiixdeen Abiy Axmed iyo Muuse Biixi, taas oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasa Shiikh ku tilmaamay gardarro cad oo lagu soo qaaday Soomaaliya.

    Tan iyo heshiiskaas diyaarad ay lahayd Itoobiya,ayaa laga celiyey hawada Soomaaliya, waxaaana muddooyinkii ka danbeeyey ay Somaliland iyana shaacisay in ay ‘wixii carqalad ah’ ee ka dhasha ay u taallo Soomaaliya.

    Labada dhinac,ayaa midba ka kale ku eedaynayey carqaladayn dhanka hawada ah iyo xogo is dhaafsan ee mudooyinkii u danbeeyey ay la kulmayeen qaar ka mid ah diyaaradaha isticmaalaya hawada Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.